Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Wasiiradii tirada badnaa uu soo magacaabay Cali Guudlaawe

Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Jowhar ayaa meel mariyay, golihii wasiiradda uu dhawwaan soo magacaabay Madaxweyne Cali Guudlaawe. Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka codsaday xildhibaanada Hirshabelle in ay ansixiyaan golaha wasiiradda cusub uu soo magacaabay, kuwaa uu xusay in uu kusoo xushay karti iyo aqoon. Guddoomiyaha … Continue reading Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay Wasiiradii tirada badnaa uu soo magacaabay Cali Guudlaawe